السلام عليكم ورحمت الله وبركاته. QOF WALBAW NAFTAADA WAXTAR UMMADDAADANA WAXTAR. 1-Meelkasta oo aad aduunka kaga nooshahay fursad baa taalla ee noqo kan ka faa iidaysta. 2-Umadaha ula dhaqan sida adigu aad jeceshay in laguula dhaqmo. 3-Ogoow safiir baad umaddaada u tahay meelkasta oo aad joogtid. Hagaaji Hab dhaqankaaga,Wanaaji hadalkaaga Bulshaa dhexdeeda. 4-Ruux wax …
April 2015 archive
Apr 24
Midnimo & Waxqabad (Daryeel)
Midnimo iyo waxqabad waxyaabaha ay ku caan baxdey oo aad ka heleysid waxaa ka mid ah:Xiriirinta ehelka, Midnimada,Duceynta qalbi wanaagsan siddaQofka xanuunsan ama xaajaad lasoo dersaan,Qofkay geeri ku timaado markiiba loo duceeyo oo lagana warqabo oo horey aynaan u haysan iwm. Bixinta sadaqaadka Iyadoo qofkii $1 sadaqaysta shanta qaarad looga ducaynayo.Sidaa darteed walaalayaal kasoo wardoon …
Apr 23
Waxqabadka Daryeel ee Saaxo
Daryeel Relief & Education Org waxay qorsheyneysaa inay ka hir geliso dhowaan mashaariic ay kamid yihiin Goobaha waxbarashada, Caafimaadka iyo Qeybo kamid ah kaabayaasha adeega Bulshada oo wax tar weyn u leh dadka ku nool Degmada Saaxo Degmada saaxo waxay katirsan tahay Gobolka Mudug ee maamul goboleedka Puntland. Waxaa dhowaan laga hirgelyey Ceel biyood ay …
Apr 22
Warbixin Ku Saabsan Deegaanka Baytulamin.
Qorshaha Dhisme ee Baytulamin Si loo dhowro nidaamka dhisme ee deegaanka, sarana loogu qaado bilicda magaalada isla makaana ay magaaladu u noqoto mid diyaar u ah isbadala laga dhaxlo xadaaradda iyo horumarka, ayay mutacalimiinta Baytulamin iyo weliba Council-ku ku dhaqaaqeen talaabo aad wax uga baddali doonta mustaqbalka magaalada Baytulamin iyo deegaanka hoos yimaadaba. Maadaama dhulka …
Apr 15
Warbixin ku saabsan dayactirkii iyo Dhismihii laga fuliyay Hospital-ka wayn ee dagmada Dhabad dhamaadkii sandkii tagay 2014.
Warbixin ku saabsan dayactirkii iyo Dhismihii laga fuliyay Hospital-ka wayn ee dagmada Dhabad dhamaadkii sandkii tagay 2014. Warbixin ku saabsan dayactirkii iyo Dhismihii laga fuliyay Hospital-ka wayn ee dagmada Dhabad dhamaadkii sandkii tagay 2014. Warbixin ku saabsan dayactirkii iyo Dhismihii laga fuliyay Hospital-ka wayn ee dagmada Dhabad dhamaadkii sandkii tagay 2014. Warbixin ku saabsan dayactirkii …
Apr 14
Warbixin ku saabsan dayactirkii iyo Dhismihii laga fuliyay Hospital-ka wayn ee dagmada Dhabad dhamaadkii sandkii tagay 2014.
Warbixintaan ayaa salka ku haysa qodobada soo socda dayactirka la sameeyay. 1. Dib u dayactir lagu sameeyay 5 qol ee hore u dhisnayd sida Dhismaha meelaha ay ka dumeen guryuhu. 2. Air dabool iyo jiingad saaris barandada guryaha. 3. Nuurad marin gudaha guryaha iyo barandada. 4. Dib u dhis lagu sameeyay daydka meelo badan oo uu …