April 14, 2015 archive

Warbixin ku saabsan dayactirkii iyo Dhismihii laga fuliyay Hospital-ka wayn ee dagmada Dhabad dhamaadkii sandkii tagay 2014.

Warbixintaan ayaa salka ku haysa qodobada soo socda¬†dayactirka la sameeyay. 1. Dib u dayactir lagu sameeyay 5 qol ee hore u dhisnayd sida Dhismaha meelaha ay ka dumeen guryuhu. 2. Air dabool iyo jiingad saaris barandada guryaha. 3. Nuurad marin gudaha guryaha iyo barandada. 4. Dib u dhis lagu sameeyay daydka meelo badan oo uu …

Continue reading