Warbixin ku saabsan dayactirkii iyo Dhismihii laga fuliyay Hospital-ka wayn ee dagmada Dhabad dhamaadkii sandkii tagay 2014.

Warbixintaan ayaa salka ku haysa qodobada soo socda dayactirka la sameeyay.

1. Dib u dayactir lagu sameeyay 5 qol ee hore u dhisnayd sida
Dhismaha meelaha ay ka dumeen guryuhu.
2. Air dabool iyo jiingad saaris barandada guryaha.
3. Nuurad marin gudaha guryaha iyo barandada.
4. Dib u dhis lagu sameeyay daydka meelo badan oo uu ka dunsanaa.
5. Musqulaha oo dib loo hagaajiyay.
6. Baraagta biyaha oo dib loo dhisay dadna la saaray.
7. Albaab 2mx1 oo ay dadku ka galaan oo la sameeyay.
8. Albaabada 5qol iyo musqulaha oo la hagaajiyay.
9. Ganjeelka wayn oo dib loo habeeyay.

Qarashka ku baxay dib u dayactirkaas aan soo xusnay.

S/No Faahfaahin Qaymaha Q Guud
1 Gacanta la Qaatay Dayactirka Dhamaan 9qaybood ah $1,009
2 Garaafayaal iyo Jeeri gaamo loo isticmaalay dhismaha $25
3 Biyo fuustooyin oo la geeyay dhismaha $5
4 Bulkeeti lasaaray barandada air dabool looga dhigay $21
5 Biyo booyad ah oo lageeyay dhismaha $30
6 Dhaqmo iyo burburin dudumo ka baxay Guryha dhexdooda $71
7 Nuurad iyo burushyada marinta nuurada laga keenay Abudwak $52.8
8 Kirada Nuurada gaarigii keenay uu qaatay $29
9 Sibir laga soo gaday Abudwak iyo Xamaal kiisa $420
10 Oomo Dhaqmo la qaaday $4
11 Xaaqimo iyo Muskoobayaal $10
12 Kiro gaariga keenay sibirka $50
13 Nuurad marin dhamaan guryaha hore $250
14 Dhismaha meelihii dunsanaa ee darbiga $149
15 Rarista sariiraha hospital ka lageeyay xamaal iyo gariga $24
16 Rinji smalto iyo marintiisa $40
17 Basiin $24
18 Qaadista miisaska iyo soo celintooda xalfadii maalintii kormeerk $15
19 Biyo booyad ah oo lageeyay dhismaha $30
20 Albaabka 2m cusub ee dadka ka galaan qaymihisa $75
21 Alaabta kala ah, Jiingada barandada, sibir 4kish,steli, masamir, tuubo iyo vero6 oo lagaday $301.5
22 Dhagaxa, Ciida, Dhoobada $278.5
23 Waardiye intii hawsha dayactirka la waday $50
24 Lacagta trant abudwak, Internet-ka iyo Prepaid-ka $120 Grand Total $3,084

FG. Waxaa jira Qaybo dayactirka kadib lasameeyay sida Ganjeelka wayn.
Dhismaha 2qol oo cusub oo Hospitalka loo dhisay.
1. Taagista labada qol.
2. Cadaynta 2qol.
3. Safiitada 2qol.
4. Rinji marinta jiingada sare

Qarashka ku baxay Dhismaha labada qol aan korkusoo xusnay.
S/NO Faahfaahin Qaymaha Guud
1. Gacanta laqaatay dhismaha labada qol Taagistooda $1709.5
2 Sibirka lagu dhisay guryaha $1469
3 Gaariga qaaday $25
4 Alwaaxa, bir shub, iyo masaamiir looqaaday guryaha $1304.8
5 Dhagaxa, Dhoobada iyo Ciida galay guryaha $866.66
6 Bulkeeti iyo Bulkeeti fomalirs $476
7 Nuurada iyo koolo caano $113
8 Nuurad marinta guryaha shaqaalaha $140
9 Rinji Jiingada sare marintiisa iyo shaqaalaha $110
10 Safiito iyo alwaax lagu xirayo, jeexjeexidisa oo lagu soo sameeyay abudwak, gaariga soo aaday $186
11 Safiito Galin ,wali shaqo ayaa u dhiman $60
12 Waardiye $4.75x60days $285
13 Biyo la isticmaalay 6booyadx$30 $180
14 Qarashkii baxay maalintii Xalfada aan furnay hospital ka oo ay hayadu la wareegtay/ Abudwak ayaa laga soo kexeeyay inta Gudi Dhabad looga diray. Shidaal, Cabitaankii xalfada, iwm $200
15 Prepaid & Transport $150
16 Internet $150 Grand Total $7,424.96

Wadarta Guud ee lacagtii ku baxaday Dhamaan shaqada Hosital-ka laga qabtay oo kala ah.
1. Dayactirka/dib u dhiska qaybihii dhisnaa
2. Dhismaha 2qol
S/No Faahfaahin Qaymaha Guud
1 Dhamaan lacagta aan u isticmaalnay shaqada dayactirka oo u kala baxaysa 9qaybood eek or ku xusan page1 $3,084
2 Dhamaan lacagta aan u isticmaalnay shaqada dhismaha 2qoloo u kala baxaysa 4qaybood eekor ku xusan page2 $7,424.96

Grand Total
$10,508.96

Lacagihii aan helnay iyo wadanada ay kakala yimaadeen.
S/NO Wadanka ay ka timi Tirada Lacagta Faahfaahin Wadarta Guud
1 America/Ohio $3,400 3 jeer ayaa ay lacagtaas soo kala direen. Markii ugu horaysay ee aan shaqada bilaawnay waxaa ay ahaayeen ku wii ugu horeeyaya ee lavcag soo dira waxaana ay soo direen $2,000 kadibna $700 & $700

2 Australia $1,320 2jeer ayaa ay lacgtaas soo kala direen marna waxaa ay soo direen $1000 ka dibna $320
3 Norway $2,000 Hal mar ayaa ay soo direen lacgtaas
4 UK $2,000 Halmar ayaa ay soo direen lacagtaas
5 Sweden $1,000 Halmar ayaa ay soo direen lacagtaas Grand Total $9,720

Kala goynta lacagtii aan isticmaalnay iyo lacagta aan helnay.
S/NO Faahfaahin Cadadka lacagta Haraaga F/Haraaga
1 Lacagta aan u isticmaalnay shaqadii laqabtay $10,508.96
2 Tirada guud ee lacagta aan helanay ee katimi qurba joogta $9,720 $789
Lacagtaa hartay iyo qaybo kale oo aan xisaabta ku jirin waxaa bixinaya oo qaatay bulshada dagaanka waa Contribution- ay ku lahaayeen mashruucaan
FG. Walaalaha daalacan doona warbixintaa waxaa lagayaabaaqaarkood inay is waydiiyaan qarashka loo isticmaalay internet, Prepaid, Transportations, Qarashka ku baxay in hayada lasoo kexeeyo si ay hawsha ula wareegto Hospital-ka.
1. Internet-ka waxaa aan ugu baahanahay markasta waxaan soo diraynay Videos, Images, iyo warbixi qoraal ah oo ku saasan sida hawshu u socoto, si bulshada qurbuhu ay u arkaan hawsha meesha ay marayso, maadaama ay yihiin tiirka koobaad ee waday shaqada Hospital-ka, internet-ka Dhabad kama shaqeeyo ee waxaa loo aadaa meelaha ugu dhaw sida Abudwak.

2. Prepaid-ka waxaan ugu baahanay markasta waxaa aan samaynaynay xiriir dhanka Telphone-ka ah sida in aan la hadalno dibada badanaa wadamada aan lacagta ka helnay waxaan u samaynay qaylo dhaan si ay wax noola qabtaan taas oo ay ka jawaabeen, iyo wadida shaqada dhisme ee socotay, sidoo kale waxaan xiriir la samaynaynay Ministry of Heath (MOH) iyo International Medical Corps (IMC) oo si wada jir ah mashruucaan caafimaadka uga fulinaayay waqooyiga G/Galgaduud Somalia.
3. Transportations-ka waxaan ugu baahanay abudwak ayaa hawlo badan ku xirnaayeen sida internet-ka oo kale oo aan Dhabad laga helayn.
4. Qarashka ku baxay in hayada lasoo kexeeyo, walaaleyaal markii marshruucaan caafimaadka la keenay gobolkaag wax soo wajahay caqabado aad u badan oo ugu wanyahay dhanka amaanka, dadbdan ayaa isku qabsaday Dhanka Abudwak qolo local NGOS ayaa dhibkaas ka danbeeyay qolooyinkii waayay inay fuliyaan hawshaan waxaa ay damceen in ay hor istaagaan mashruucaan gabi ahaanba ayagoo u adeegsaday in ay bulshooyinka laga fulinayo ku kiciyaan, arintaas ayaa na saamaysay markii Daawada iyo qalabka Hositalka lasoo rarayay ayaa waxaan yimi is qabqabsi baahsan wagardhac dhexdeeda dad kamid ah, waxaa ay diideen in alaabtaa lageeyo dhabad, markii warbixintaas ay gaartay hayadii waday mashruucaan ayaa waxaa ay damceen in ay cancellation ku sameeyaan shaqada ay ka wadi lahaayeen dhabad, way nasoo wargaliyeen wada hadal dheer kadib waxaan ku heshiinay in odayaasha iyo maamulka dhabad ay yimaadaan Abudwak ay na xaliyaan arintaas, mudo dhan 3bari, sidaa ayaa abudwak loogu safray laguna xaliyay arintii, sidaa awgeed isticmaalka qarashkaas waxaa uu u dhacay sidaa.
Lacagta aan u baahanahay si aan u dhisno daydka wayn ee Hositalka.

S/No Cabirada/sh Lacagta aan Codsanayno Faahfaahin
1 Daydka 90m70m $6,000 USD Dhamaan qarashka daydka ayaan u baahanahay inaan u isticmaalno. Wixii xisaab celin ah markii aan shaqada dhamayno ayaa soo gudbinaynaa. Ale idanki!
2 Beerista geedo Not evaluated Waxaa jira baahi loo qabo in dhir lagu beero gudaha hospital-ka, maanaa qaymayn madaama ay jiraan bahiyo ka muhiimsan sida daydka oo kale
3 Dhisme guryo cusub oo lagu daro Hospital-ka ———- Hada waxaa uu ka kooban yahay 7 qol marka waxaa loo baahanyahay in la kordhiyo
4 Musqulo ———– 2musqulood ayaa hada u dhisan lkn waxaa ay u dhisan yihii qaabkii hore madaama la dhisay 10 sano ka hor
FG. qaybaha aan qaymaysnay sida ugu dhaw ayaan u soo gudbin doonaa qaymahooda.
Qaybaha Hospital-ka iyo Adeegyada uu Bulshada u fidiyo.
1. OPD ( Bukaan Socodka)
2. IPD ( Bukaan Jiifka)
3. OTP ( Nafaqaynta)
4. EPI ( Talaalka)
5. Delivery (Dhalmada
6. LAP (Baarista))
7. Pharmacy ( Pharmacy)
8. Store (Kaydka)
Sawiro Adeegyada bulshada looqabanayo.
1. OPD

2. Delivery
3. Pharmacy
Name. Ali Mohamed Ahmed Passion. Manager of Dhabad Heath Center/IMC Company N. Central Construction Company (CCC) Signature. ……………………………………………………………..
Contact Information
Telephone. +252 618149999 Email. Xaleef2@hotmail.comSkye. Xaleef2

 

dhdhdh dr masjid dd daryww daryeel n daryal darr darya Daryaal 1 daryaal da dada dafj

daryeel i