Waxqabadka Daryeel ee Saaxo

Daryeel Relief & Education Org waxay qorsheyneysaa inay ka hir geliso dhowaan mashaariic ay kamid yihiin Goobaha waxbarashada, Caafimaadka iyo Qeybo kamid ah kaabayaasha adeega Bulshada oo wax tar weyn u leh dadka ku nool Degmada Saaxo

Degmada saaxo waxay katirsan tahay Gobolka Mudug ee maamul goboleedka Puntland. Waxaa dhowaan laga hirgelyey Ceel biyood ay maal geliyeen qaar katirsan Qurbo joogta deegaanka iyo weliba mashaariic kale..