May 2015 archive

ISBITAALKA DHABAD(Daryeelrelief)

Waxaa lasoo gaba gabeeyey dayactirkii derbiga Isbitaalka Dhabad oo kamid ahaa qeybaha ugu muhiimsan dhismaha (17.5.2015).Hawshaas baaxada leh ee laga qabtey Isbitaalka oo ay u istaageen Ururka Daryeelrelief and Education Org oo ah hay,ad samafal oo ku tiirsan taageerada iyo deeqbixiyeyaasha Midnimo iyo Waxqabad ku mideysan. Waxaa Dayactir aad ubalaaran lagu sameeyey sanadkii 2014 qeybtii …

Continue reading

Warbixinta Dhaso ee Daryeel

Mustaqbalka Dhaso iyo Daryeel Deegaanka Dhaso waxay udhaxaysaa Ceelwaaq iyo Ceelcade. waxayna afartan kilow mitir(40km) ujirtaa degmada Ceelwaaq. degmada Dhaso waa magaalo mudo dheer soo jirtay ,oo qadiimi ah,soona martay heerar kala duwan oo loo degaameeyey. walow dadka deeganku ay ubadan yihiin xoolo dhaqato hadana waxaa jira bararug badan oo ah dhanka magaalaynta degmada dhaso,taas …

Continue reading