ISBITAALKA DHABAD(Daryeelrelief)

Waxaa lasoo gaba gabeeyey dayactirkii derbiga Isbitaalka Dhabad oo kamid ahaa qeybaha ugu muhiimsan dhismaha (17.5.2015).Hawshaas baaxada leh ee laga qabtey Isbitaalka oo ay u istaageen Ururka Daryeelrelief and Education Org oo ah hay,ad samafal oo ku tiirsan taageerada iyo deeqbixiyeyaasha Midnimo iyo Waxqabad ku mideysan.

Waxaa Dayactir aad ubalaaran lagu sameeyey sanadkii 2014 qeybtii horey udhisneyd oo burbur aad u xoogan kamuuqdey laguna kordhiyey labaqol oo dheeraad ah, dibna loo hawlgeliyey.

Arimahaas horumarinta ah waxaa ka qaatey Ururka Samafalka iyo Tacliinta ee Daryeel oo astaanteedu tahay MIDNIMO IYO WAXQABAD.oo kaashaneysa jaaliyadaha qurbo joogta ah ee kasoo jeeda Deegaanka.

IMG_5939

IMG_5940

IMG_5941

IMG_5942

IMG_5943

IMG_5944