June 2015 archive

Daryeelrelief oo bilowdey jamcinta Zakaatulfidriga 1436h.

Wargelin Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bahda daryeelrelief, Midnimo & Waxqabad meelkasta oo ay joogaan in la bilaabayo uruurinta Sakaatul Fitriga la bixiyo bisha barakaysan ee Ramadhaan, taasoo lagu go’aamiyey kulankii 27kii bishan June 2015 ay yeesheen mas’uuliyiinta sare ee hay’adda Daryeelrelif, Midnimo iyo Waxqabad. Kaddib markii la xaqiijiyey baahida lixaadka leh ee ka jirta deegaannada …

Continue reading