September 2015 archive

Shirka Samatabixinta Midnimo iyo Waxqabad ee Deegaanka Dhabad.

Waxaa Shirkan soo qaban qaabiyey hay ada  Midnimo iyo Waxqabad wuxuuna ahaa kii sadexaad Laguna soo gaba gabeeyey Deegaanka dhabad..Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha bulshada sida Odoyaasha Dhaqanka. Culuuma udiinka, waxgaradka Haweenka,bulshada rayidka ah iyo Dhalinyarada. Shirkan oo ujeedadiisu aheyd Horumarinta bulshada sida Waxbarashada Caafimaadka iyo Kaabayaasha adeega bulshada iyo midnimada umada in …

Continue reading

Shirka Samatabixinta ee Midnimo iyo Waxqabad Degmada Saaxo.

Shirkan oo ay isugu yimaadeen Qeybaha bulshada kala duwan sida:Odoyaasha Dhaqanka,Culumaa,udiinka,Ganacsatada, Waxgaradka,Haweenka iyo Dhalinyarada ayaa waxaa looga hadley arimo badan oo bulshada deegaanka dan uwada ah. Waxaa shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey bahweynta Midnimo iyo Waxqabad oo kaashaneysa bulshada rayidka iyo maamulka shirkan mid lamid ah ayaa hrey horey uga dhacay Degmada Caabudwaaq,Degmada Saaxo …

Continue reading

Kulan Looga Hadlayay Hormarinta Iyo Midnimada Oo Ka Dhacay Caabudwaaq.

Kulan ay ka soo wada qeyb galeen bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa ka dhacay degmada caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Munaasabadaan oo ay soo qabanqaabisey hay`ada daryeelrelief ayagoona ka qeybgaleen Culmaa`udiin, Waxgarad, Siyaasiin Haween iyo Dharanyaro ayaa waxaa ay ku soo gebigabowday jawi wanaagsan. kulankaan oo soconaayay mudo labo maalin ah 26 ilaa iyo 27 Agosto ee …

Continue reading