September 22, 2015 archive

Shirka Samatabixinta Midnimo iyo Waxqabad ee Deegaanka Dhabad.

Waxaa Shirkan soo qaban qaabiyey hay ada ¬†Midnimo iyo Waxqabad wuxuuna ahaa kii sadexaad Laguna soo gaba gabeeyey Deegaanka dhabad..Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha bulshada sida Odoyaasha Dhaqanka. Culuuma udiinka, waxgaradka Haweenka,bulshada rayidka ah iyo Dhalinyarada. Shirkan oo ujeedadiisu aheyd Horumarinta bulshada sida Waxbarashada Caafimaadka iyo Kaabayaasha adeega bulshada iyo midnimada umada in …

Continue reading

Shirka Samatabixinta ee Midnimo iyo Waxqabad Degmada Saaxo.

Shirkan oo ay isugu yimaadeen Qeybaha bulshada kala duwan sida:Odoyaasha Dhaqanka,Culumaa,udiinka,Ganacsatada, Waxgaradka,Haweenka iyo Dhalinyarada ayaa waxaa looga hadley arimo badan oo bulshada deegaanka dan uwada ah. Waxaa shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey bahweynta Midnimo iyo Waxqabad oo kaashaneysa bulshada rayidka iyo maamulka shirkan mid lamid ah ayaa hrey horey uga dhacay Degmada Caabudwaaq,Degmada Saaxo …

Continue reading